Dhagayso:- Kulan lagu wacyi galinayo Beeralayda Gobolka Baay oo Baydhabo lagu soo gaba gabeeyey

0
267

Mudooyinkii ugu dambeyey Magaalada Baydhabo waxaa ka socdey  kulamo ay soo qaban qaabisey Wasaarada Beeraha Koonfur Galbeed Kaasi oo lagu wacyi galinayay Beeralayda Gobolka Baay inay ka faa’ideestaan Wax soo saarka Beeraha   Una diyaar garoobaan tacbashada Beeraha marka lagaaro xili roobaadka kulanka kadib waxaa Beeralayda Lahadley      Wasiir Kuxigeenka Beeraha iyo Waraabka Maamulka Koonfur Galbeed Ee Soomaaliya isagoona umahad celiyey Dadkii waqtiga iyo dadaalka kusoo Bixiyey Dhiiri galinta Beeraleyda

 

HALKAN KA DHAGEYSO WASIIR KUXIGEENKA BEERAHA KOONFUR GALBEED.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here