Dhageyso:-Abaarta Kadaran Cudurka Shuban Biyoodka Dad Badan Ayaa U Dhintey Kuwa Kalena Waxaa Ay yihiin Kuwo U ildaran Cudurkaasi Dhamaan Xaruumaha Caafimaadka Qansaxdheere

0
75

Abaarta Kadaran Cudurka Shuban Biyoodka Dad Badan Ayaa U Dhintey Kuwa Kalena Waxaa Ay yihiin Kuwo U ildaran Cudurkaasi Dhamaan Xaruumaha Caafimaadka Ayaa Ku Yar Daawada Hadii Arintu sidaasi Ay Ku Sii Socoto Waxaa Laga Yabaa In Cudurka Shuban Biyoodka Ay U dhintaan Dad Badan’Sidaasi Ayuu Usheegey Xili Uu Lahadlaayey Idaacada DKGS Gudoomiye_Kuxigeenka Siyaasada Iyo Amniga Degmada qansax Dheere Ee Gobolka Baay.Cabdulle Xasan saney
Sidoo Kale Gudoomiyaha Ayaa Waxaa Uu Sheegey Cudurkii Oo Sifaafey Daawo Yarida Iyo Naadaafad Darada Inuu Ugeeriyoodo Dhartar Kamid Ahaa Dhaqtarada Gacanta Ku Haayey Daaweynta Dadka Cudurka Ku Dhacey.
Dhanka Kale Cabdulle Xasan saney Gudoomiye_Kuxigeenka Siyaasada Iyo Amniga Degmada qansax Dheere Ee Gobolka Baay. Ayaa Waxaa Uu Sheegey Iney wacyi Galin Badan Ay U Sameyeen Dadka Degan Degmada Qansax Dheere Iyo Tuulooyineeda Kadib Markii Dadkaasi Ay Sameyeen Abaarta Iyo Cudurka Halkaasi Kajira.
Gudoomiyaha Ayaa Waxaa Uu Sheegey Hadii wax Lala Soo Gaari Waayo dadkaasi Iney Samey Donaan Barkacyo Ay ku Tagayaan Magalooyinka Kale Ee Ku Soo Dhow Degmada qansax dheere Si ay wax Ugu Badelaan Nolasha Hada ay kugu Nool Yihiin Degmada Qansax Dheere Ee Gobolka Baay Maamulka KGS.

W/Q/Wariye Siidcali Muuse Maxame

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here