Dhageyso:- Barnaamija Dooda Jimcaha Ee Idaacada Dowlada KG

0
91

Barnaamija Dooda Jimcaha Ee Idaacada Dowlada Koonfur galbeed Soomaaliya  Oo Ah Barnaamij Maalinta Jimcaha Ka baxa Idaacada Ayaa Waxaa Jimcahaan Marti Ku Ahaa Su,aalo Badana Lagu Weeydiiyey Gudoomiyaha Degmada Ahna duqa Magaalada Cabdulaahi Cali Watiin

Waxaana Barnaamijka Qeybtiisa Danbe dhageystayaasha Idaacada dowlada koonfur Galbeed Soomaaliya Ay Sumaalo La Xiriira dhinaca Amniga ,Hormarka ,siyaasada  Iyo Tirikoobka Maamulka Uu Bilaabey Ay Soo Wey diiyeen Gudoomiyaha Degmada Ahna duqa Magaalada Cabdulaahi Cali Watiin .

Halkaan Ka dhageyso Barnaamijka Oo dhameystiran .

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here