Dhageyso:-Barnaamijka Dooda Jimcaha Ee Idaacada Dowlada Koonfur Galbeed.

0
84

Barnaamijka Dooda Jimcaha  Ee Idaacada Dowlada Koonfur Galbeed Maalin walba Oo Jimcaha Ka Baxa Idaacda KG Ayaa Maanta Waxaa Marti Ku Ahaa Gudoomiyaha Maxkamada sare Ee Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Sheekh Ahmed Cabdulaahi Fanax.

Waxaana Qeybta Danbe Dhageystiyaasha Ay Su,aalo Ramadaanka Ku saabsan Ay Soo Weydiinayaan Sheekh Ahmed Cabdulaahi Fanax Gudoomiyaha Maxkamada sare Ee Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here