Dhageyso:- Barnaamijka Tartan Aqooneedka Raadiyaha Dowladda KGS.

0
101

Kusoo Dhowaada Barnaamijka Tartan Aqooneedka Warbaahinta Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Ee Ay U Qabanayso Tartamayaasha Shanta Degmo Ee Gobalka Baay iyadoona Habeenkii Xalay Ahaa Ay Tartameen Degmooyinka Kala Ah Baydhabo A Iyo Degmada Berdaalle Ee Gobalka Baay.

Barnaamijka Tartanka Ayaa Waxaa Si Wada Jir Ah U Tebinayay Wariyaasha Kala Ah Maxamed Aadan Wadani, C/naassir Musharaf, Iyo Dhanka Gudiga Cumar Mustafa

Fiiro Gaar Ah Caawa Haddii Alle Idmo Waxaa Tartami Doona Degmooyinka Buurhakaba Iyo Qansaxdheere Ee Gobalka Baay.

Halkan Hoose Ka Dhageyso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here