DHAGEYSO:-Dhalashada Nabiga (NNKH) OO Baydhabo Laga Xusey

0
101

Waziirka Wazaaradda Arimaha Guduha Iyo Dowladaha Hoose Ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane C/raxmaan Aadan Ibraahim Sate Oo La Hadlay Raadiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Ayaa Waxaa Uu Hambalyo Ku Aadan Xuska 12 Bisha Mowliid Oo Ah Xiligii Uu Dhashay Nabigeena Naxariis Iyo Nabad Galyo Korkiisa Ha, Ahaate U Diray Dhamaan Muslimiinta Ku Nool Dunida Gaar, Ahaan Umadda Soomaaliyeed.

Waziir Sate Ayaa Waxaa Uu Sheegay In Qof Walba Oo Muslim Ah Ay Waajib Ku Tahay Ka Qeyb Qaadashada Xuskan Lagu Weynaynayo Dhalashada Nabigeen Suuban Calayhi Salaatu Wasalaam Oo Maanta Loogu Dabaal Dagayo Dhamaan Wadamada Islaamka Gaar, Ahaan Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here