Dhageyso:-Dowlada Koonfur Galbeed OO Ku Guuleysatey Heshiisiin Beelo Horey Ugu Ku Dagaalamey Marka

0
91

Dowlada Koonfur Galbeed Soomalaiya Ayaa Ku Guuleysatey In Ay Heshiis Dhaxdhigto Beelo Ku Dagaalamey Magaalada Marka Ee Gobolka Shabeellada Hoose .

waziiro iyo Xildhibaano Ka Tirsan Dowlada Koonfur Galbeed Ayaa Marka U Joga Sidii Ay U soo Af Jari La Haayeen Dagaal Beeleedyada Marka Ku Soo Laalaabtey

Mohamed Adam Wadani Ayaa Warbixintaan Ka Diyaariyey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here