DHAGEYSO:- Farmaajo oo soo xeray Shirweynaha dib u heshiisiinta ee Muqdisho ka socday, Kana hadlay Arrimo Xasaasi ah

0
100

RKGS:.Shirweynihii Hanaanka dibu heshiisiinta ee Muqdisho ka socday mudo 5-cisho ah ayaa Sabtidii maanta lasoo gaba-gabeeyay,waxaana Shirweynahaaas soo xeray Madaxweynaha Dalka Maxamed C/llahi Farmaajo.

Mudada uu socday shirka ayaa waxaa lagu gorfeeyay hanaanka loo heli karo nabadeen iyo maslaxad waarta,waxaana ka qeyb galay qeybaha kala duwan ee Buslahada,Wasiirada Arimaha Gudaha Maamul-Goboleedyada iyo Mas’uuliyiin kale.

Madaxweynaha Dalka Maxamed C/llahi Farmaajo oo madasha Shirka ka hadlay ayaa sheegay in talaabadaan ay ahmiyad u leedahay dadka Somalida Dowladana ay diyaar u tahay in dibu heshisiin la sameeyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here