Dhageyso:-Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Ka Warbixiyay Waxqabadka Baarlamaanka Waqtigii Uu Jiray.

0
89

Abdukadir Sharif Sheikhuna Maye Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliy Oo Wareysi Siiyay Raadiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Ayaa Waxaa Uu Kaga Waramay Waxyaabihii U Qabsoomay Baarlamaanka Dowladda KG Mudadii Lixda Bilood Ahayd EeUu Jiray.

Gudoomiye Abdukadir Shariif Ayaa Waxaa Uu Sheegay Inay Ka Shaqeeyeen Tirada Iyo Tayada Baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya Uu Yeelanayo Asagoona Sidoo Kale Sheegay In Loo Qabtay Siminaaro Kor Loogu Qaadayo Shaqadooda.

Dhanka Kale Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Mudane Abdukadir Shariif Sheikhuna Maye Oo Hadalkiisa Sii Wata Ayaa Waxaa Uu Soo Hadal Qaaday Kalfadhiayadii Ay Sameysteen Mudadii Uu Baarlamaanku Jiray Sido Kalena Sheegay Iney Dadaal Badan Ku Bixiyeen Sidii Loo Heli Lahaa Waxqabad La Taaban Karo Oo Ay Ku Qancaan Ummadda Deeganada Koonfur Galbeed Degta.

Halkan Ka Dhageyso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here