Dhageyso:- Gudoomiyaha Dooroshooyinka Maamulka KGS Oo Kahadley Arrimaha Dooroshooyinka Dalka 2016

0
119

BAIDOA-SOMALIA

Ateera5 (1)

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Baydhabo(RKGS) Gudoomiyaha Gudiga Hirgalinta  Doorashooyinka  Maamulka KGS Mudane Mohamed Abdulahi Mursal Oo Qudbad Heer sare Ah Kajeediyey Mar Uu Baydhabo Kaga Qeybgaley Shir Looga Hadlayey Arrimaha Doorashooyinka Iyo Doorka Odayaasha Islamarkaasina lagu xaqiijinayey Qoondada Haweenka  Somaliyeed Ee 30% Ayu wuxuu kahadley Rajada Laga Qabo Guusha Doorashooyinka Lafilayo In Dabayaaqada sanadka Ay ka dhacaan gudaha Dalkeena Somaliya.

HALKAN KA DHAGEYSO QUDBADDA GUDIGA DOORASHOOYINKA KGS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here