Dhageyso:- Maamulka Deegaanka Quraca Joome oo ah xuduuda DDSI Oo Kahadley Xaalada Deegaankaasi.

0
218

Gudoomiyaha Deegaanka Quraca Joome Abdifatah Sheekh Maxamed Oo lahadley idaacada Dowlada Koonfur Galbeed Ayaa waxaa uu kahadley xaalada guud ee deegaankaasi isagoo sheeg in tuulooyin dhowr ah oo ay hoostagaan deegaankaasi inay kabarakaceen dad aad ubadan kuwaasi oo ay saameysey abaarta kajirta qeybo kamid ah gobolkaasi bakool.

HALKAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA OO DHAMEYSTIRAN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here