Dhageyso:- Maamulka Degmada Tiyeeqlow OO Ka Warbixiyey Weerar Ay Al-Shabaab Ku Qaadeen

0
107

Maamulka Degmada Tiyeeqlow Ee Gobolka Bakool Ayaa Waxaa Uu Ka Warbixiyey Weerar Shalay Galinkii Danbe Ay Ku Qaadeen Fariisamo Maleeshiyada Shabaab Ay Ku Lahaayeen deegaan Ku Dhow Degmada Tiyeeqlow Ee Gobolka Bakool .

Gudoomiyaha degmada Tiyeeqlow Ee Gobolka Bakool Mohamed Cabdulle Hassan Food Cade Oo La Hadlay Idaacada Dowlada Koonfur Galbeed soomaaliya Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Ay Ka Guuleysteen Shabaab Ay Weerareen .

Wuxuu Dhanka Kale Sheegey Gudoomiyaha In Ay Qorsheynayeen Maleeshiyada In Ay Weeraro Geystaan Inta Lagu Guda Jiro Bisha Barajeysan Ee Ramadaan .

Halkaan Ka Dhageyso .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here