DHAGEYSO:-Madaxweynaha Koonfur Galbeed Ooo Ku Baaqey Salaad Roobdoon Ah Maalinta Isniinta

0
130

21 Bishaan Maalinta Isniinta Ee Soo Socota Ayuu Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Ugu Baaqey Dhamaan Dadka Ku Dhaqanka Deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya In Ay U Soo Baxaan Salaad Roobdoon Ah

Madaxweynaha DKGS Shariif Hassan Sheekh Aadan ayaa Sheegey In Maalintaasi La Doonayo In Dhamaan Muslimiinta  Ay Isugu Soo Baxaan Masaajidada Si Loo Tukto Salaada Roobdoonka Ah

Deegaano Badan Oo Ka Tirsan Dalka  Ayaa Waxaa Jirta Abaar Saameysey Dadka Iyo Duunyada Waxayna Sanadkaan Abaarto Ay U badan Tahay Bariga Soomaaliand Puntland Iyo Koonfurta Dalka Qeybo Ka Mid Ah Meelahaasi Waxaa Horey Uga Bilowdey Tukashada Salaada Iyo Taakuleynta Dadka Ay Abaaruhu Saameeyeen

HALKAAN KA DHAGEYSO 

BY :- Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here