DHAGEYSO: Maleeshiyada Al-Shabaab Oo Laga Saarey Tuulada Miirtuugo Oo Shabeellada Dhexe Ka Tirsan

0
115

Ciidamada Dowladda  Soomaaliya Oo Kaa Shanaya Amisom Ayaa U Suura Gashey In  Ay Nabad Galya Ah Kula Wareegaan Tuulada Miirtuuga Oo Degmada Mahayaay Ee Gobolka Shabeelada Dhaxe Hoos Timaada

Tuulada Miirtuugo ayaa waxa ay ka mid tahay tuulooyink hoos yimaada degmada Mahadaay ee gobolka Shabeelaha Dhexe.

C/laahi Maxamed C/laahi oo ka mid ah Saraakiisha ciidamada  oo la hadlay idaacadda Koonfur Galbeed Soomaaliya  ayaa sheegay in si nabadgelyo ah ay kula wareegeen degaankaan, islamarkaana ay iskaga baxeen Al-Shabaab markii ay kusoo dhawaadeen ciidanka dowladda Soomaaliya.

C/laahi Maxamed C/laahi ayaa sidoo kale sheegay in xaalada degaanka ay degan tahay islamarkaana ciidanka dowladda Soomaaliya ay ka wadaan howgallo miino baaris ah

Tuuladaan Miirtuugo Oo Haatan Gacanta Dowlada Soo Gashey Ayaa Waxaa Dhowr Sano Maamulayey Maleeshiyada Al Shabab Waxaana Saaka Suura Gashey In  Laga Xureeyo

HALAAKN KA DHAGEYSO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here