DHAGEYSO:-Maxkamada sare Ee dowlada KG Oo Ka Hadashey Adeega Garsoorka.

0
129

Gudoomiyaha Maxkamada sare Ee dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya sheekh Ahmed Cabdulaahi Fanax Ayaa Waxaa Uu Ka Hadlay Tan Iyo Intii Loo magacaabey Gudoomiyaha maxkamada sare ee dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya wixii U Qabsoomey.

Gudoomiyaha Ayaa sheegey In Ay Ku Guuleysteen In Imtixaanaad Ka Qaadaan dhalinyarada Ka Shaqeynayesa Garsoorka Wuxuuna sheegey In Ay Ku guuleysteen In Wadashageyn dhow La Yeeshaan saraakiisha sar sare Ee Ciidanka dowlada KG soomaaliya .

Gudoomiyaha Maxkamada sare Ee dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya sheekh Ahmed Cabdulaahi Fanax Ayaa Wadey Tan Iyo Intii Loo magacaabey Xilkaasi sidii Uu U mideyn La Lahaa garsoorka Koonfur Galbeed

HALKAAN  HOOSE KA DHAGEYSO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here