DHAGEYSO: Proff. Mohamed Haji Mukhtaar oo lala yeeshey Wareysi Dhinacyo Badan Taabanayaa.

0
146

Proff Mohamed Haaji Mukhtaar oo Dhowr 30Sano Kudhowaad ah  Kamaqnaa Dalka, Islamarkaasina Kunoolaa Dalkaasi Mareykanka ayaa Maalmahaan waxaa uu Booqasho ku yimid Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Bay Isagoona soo Booqdey Idaacadda Dowlada K/Galbeed Soomaaliya Waxaa uu Ka Sheekeeyey Marxaladihii Deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya ay soo mareen iyo markii ugu dambeysey wadanka iyo maanta farqiga udhaxeeya.

Waxaa wareystay cumar mustaf nuur.

Halkaan Ka Dhageyso.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here