DHAGEYSO: Qiimihii la iibsan jirey Kaluulnka Oo Hoos Udhacay magaalada Mogadisho

0
91

Waxaa hoos udhac weyn laga dareemayaa qiimaha la iibiyo Kaluunka taasi oo loo sababeynayo inta lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan.

Qaar ka mid Kaluumeystada ka shaqeysata iibka Kaluunka ayaa Idaacadda RKGS  usheegay in hoos udhaca ku yimid Kaluunka lagu sababeynayo Bisha Ramadaan, maadaama dadka ay aad u isticmaalaan Kaluunka Bisha Ramadaan.

Waxa ay sidoo kale sheegeen Kaluumeysatada in si aad ah loo iibsado Kaluunka dadkana ay si weyn uga faa’ideeysanayaan xilligan oo kale iibsada Kaluunka.

Kawaanka Kaluunka ee ku yaala Xamar weyne iyo Suuqyada kale ee lagu iibiyo malaayga ayaa ah kuwo aad u mashquul badan, waxaana dadka ay ka faa’ideysanayaan hoos udhaca ku yimid Malaayga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here