DHAGEYSO: Shir looga hadlayo Xagjirnimada oo ka furmaya Suudaan

0
93

Iyadoo shalay Mas’uuliyiin ka socota dowladda Soomaaliya ay gaareen dalka Suudaan ayaa waxaa la filayaa in uu dallkaasi ka furmo shir loo ga hadlayo arimaha xagjirnimada.

Wafdiga shalay dalka Suudaan gaaray ee ka socda dowladda Soomaaliya ayaa waxaa hogaaminayay Wasiiru dowlaha wasaarada warfaafinta xukuumada Soomaaliya Maxamuud Cabdi Xasan (Bekos).

Shirkan ka furmaya dalka Suudaan ayaa waxaa shir Gudoomin doona ku xigeenka xoghaya guud ee jaamacada carabta, waxaana looga hadli doonaa sidii loola dagaalami lahaa xagjiriinta ama loo wacyi gelin lahaa.

Wasiiru dowlaha wasaarada warfaafinta xukuumada Soomaaliya oo warbaahinta kula hadlay dalka Suudaan ayaa sharaxay shirka iyo waxyaabaha looga hadlayo.

HALKAAN KA DHAGEYSO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here