DHAGEYSO: Taliiska Ciidanka Booliiska Gobalka Baay Oo Hakiyen Gadiidka Yer yer ee Baydhabo.

0
124

Mudo Maalmo Ah Ayaa Waxaa Magalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay Laga Mamnuucay Inay Ku Dhax Shaqeyaan Gadiidka Fufudud Sida Nohada iyo Mooto Bajaaj Iyadoo Amarkaasi Kasoo Baxay Laamaha Amniga Iyo Taliska Degmada Baydhabo.

 

Taliyaha Ciidanka booliiska gobalka Baay J. Mahad Cabdiraxmaan Aadan Oo Lahadlaayey Idaacadaha Magalada Baydhabo Ayaa Sheegay Maalmahaan Gadiidka la Hakiyey In Magalada Baydhabo Lagu Soo Daadin Doono Ciidamo Kala Duwan Oo Howlgalo Kasameyn Donaan Magalada Dhaxdeeda Iyo Meelihii Lagu arko Inay Kajirto Waxii kahor imaankara amniga.

Taliyaha Ayaa Sheegey Uljeeda Maalmahaan Loo Hakiyay Gadiidkaani ay Tahay in Wali Magalada Baydhabo Ay Kujiraan Gadiidyo Saaran Walxaha Qarxa Iyo Kooxo Ku Hubaysan Bistoolado Oo Doonaya Inay Dhibateyaan Shacabka Ayaa Si Loogu Hortago Laamaha Amniga Iyo Taliska Booliska Baydhabo Kuwar Galiyeen Shacabka Inay Uhogaan Simaan Sida Uu Amarka Yahay.

Halkan Hoose Ka Dhageyso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here