DHAGEYSO: Taliska Booliiska Magaalada Baydhabo oo waalidiinta uga digey iibista walyaabaha Baaruuda rida.

0
106

Iyadoo Maalinimada Beri ah ay Tahey Maalinta Koowaad ee Ciidul Fidriga Islamarkaasina dhamaan Dalalka Muslimiinta oo dhan loogu Dabaaldegaayo Munaasabada Maalinta Ciidul fidhriga .

Waxaan Magaalada Baydhabana ay Kamid tahey Magaalooyinka Sida weyn loogu dabaaldegaayo, Waxaana ay Dhamaan Waalidiinta Magaalada baydhabo kunool ay caruurtoodi intabadan usoo iibiyaan wayabo badan oo caruurtoodi kufarxinyaan Maalinkaas

Waxaana Arimhaasi ka digey islamarkaasina awaamiir kusoo saarey Taliyaha Saldhiga booliiska Magaalada baydhabo Mukhtaar Axmed Ibraahim dugudow oo uu Waalidiinta Kacodsadey islamarkaasina ugu baaqey in caruurtoodi ay u iibiyaan waxyaabaha u eg qorayaha ama kuwa baaruda rida,

wuxuuna ugu dambeyn sheegey hadii ay sidaasi sameynin ay talaabo sharciga wafaqsan kaqaadi doonaan

halkaan ka dhageyso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here