Dhageyso wareysi Cabdulaahi Maxamed Cudur Oo Ah Gudoomiye Ku Xigeenka Amniga Iyo Arimaha Bulshada Degaanka Aw-diinle

0
87

Degaano Dhoor Ah Oo Ay Hoos Tagaan Degmada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay Ayaa Waxaa Xiligaani Tagaan Cudurka Shuban Biyoodka Oo Ay U Dhinteen Dad Aad U Tira Badan Degaanada Sida Aadka Ah Cudurka U Sameyey  Ayaa Ah Degaaanka Aw-diinle Daynuunay Iyo goof gaduud Buurey Oo Intooda Badan Katirsan Gobolka Baay.

Degaanka Aw-diinle Ayaa Ah Degaanka Sida Ba’an Xiligaani Dadkeega U Saameyey Cudurka Shuban Biyoodka.

Cabdulaahi Maxamed Cudur Oo Ah Gudoomiye Ku Xigeenka Amniga Iyo Arimaha Bulshada Degaanka Aw-diinle Oo Lahadley  Ayaa Waxaa Uu Kawarbixiyey Xaalada Guud Ee Degaankaasi Iyo Dhimashada Dadka U Geeriyoodey Cudurka Shuban Biyoowka.

Dhanka Kale Gudoomiye Ku Xigeenka Amniga Iyo Arimaha Bulshada Degaanka Aw-diinle Ee Gobolka Baay Cabdulaahi Maxamed Cumar Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Aanan Dhimeys Tiraneen Agabka Xaruumaha Caafimaad Ee Degaankaasi Sidoo Kale Waxaa Uu Sheegey In Dhaqaatir Iyo Baaburta Gumarka Ay San oo Lin.

Ugu Dambeentii Gudoomiyaha Ayaa Waxaa Uu Baaq Udirey Dowlada Faderaalka Somaliya Iyo Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed In Ay Gar Gaar Lasoo Garaan Dadka Ku Dhibaateysan Degaanka Aw-diinle Iyo Tuulooyinka Ay Hoos Tagaan.

WARIYE SIID CALI ATEERA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here