Dhageyso: Wareysi Gudomiyaha Degmada Buur Hakabbah

0
116

Bur(RKGS) :Gudoomiyaha Cusub ee Degmada Buur Hakaba Ee Gobolka Baay Maxamed Ibrahim Nuur  oo Wareysi Gaar Ah Siiyey  Radiyaha Mamulka KGs Ayaa Kawarbixiyey Wax yabaha Uga qorsheysan maamulkiisa , Waxkaqabashada Dhinacyada Amniga , Cafimadka Iyo Biyo yerida  Kuso Lalabatey Degaankaasi Iyo Sida Wax looga Qaban Lahaa

Gudomiye Maxamed Ibrahim Nuur Ayaana Xusay in yididiiladiisu tahay mid wanaagsan islamarkaana Rajeynayo inuu waxbadan Kaqabto Degmada Buur Hakaba Ee Gobolka Baay , oo Sanadan ugu Danbeyey Ay Soo Mareen maamulo kala gedisan .

Dhageyso Wareysiga Gudoomiyaha

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here