Dhageyso:-Waxaa La Soo Gabagabeeyey Ciyaarihii Ka Socdey Degmada Baydhabo Taa Oo Socotey mudo Sideed Maalmood ah

0
105

Waxaa La Soo Gabagabeeyey Ciyaarihii Ka Socdey Degmada Baydhabo Taa Oo Socotey mudo Sideed Maalmood ah

Ciyaaraha Ayaa Waxaa Taaba Galinayey ,adaha DAL-BILE Iyo IOM

Kulanka Ayaa Waxaa Lagu Dah Furey Kooxaha FC Baidoa Iyo Kooxda Kale Ee Howlwadaag Taasi Oo Mudadii Loogu Talagaley Ku Soo Idlaatey Bar Bardhac Labo Iyo Labo Ah Waxaana Loo Gudbey Goal Kulaad Waxaana Ugu Danbeyn Guusha Ay Racdey Koxda FC Baidoa Oo Ku Badisey 2-0 (Labo Iyo Eber)

Maalinta Xigtey Waxaa Wada Ciyaarey Kooxaha FC BBG Iyo Koxda Horseed Waxaana Ciyarta Oo Ku Bilaabatey Weerar Iyo Weerar Celin Ayaa Waxaa Ay Guusha Ku Racdey Kooxda BBG Oo kala Adkaatey Kooxdii Kale Ee Ay La Ciyaareysey Horssed 4-0 (Afar Iyo Eber)

Maalintii Sedexaad Waxaa Wada Ciyaarey Oo Kulan Xiiso Leh Dhaxmarey Kooxaha Amaana Iyo FC Suuqa Xoolaha Ciyaarta Oo Aad U Adkeyd Ayaa Waxaa Ugu Danbeyn La Isla Gaarey Goal Kulaad Oo Ay Guusha Ku Racdey Koxda Amaana Waxayna Ku Dhamaatey 4-5 (Afar Iyo Shan)

Kulankii Xigey Ee Maalintii Afaraad Waxaa Wada Ciyaarey Kooxaha FC Sh.Asharow Iyo koxda Kale Ee Lagu Magacaabo Isha Waxayna Ciyaarta Ay Ku Dhamaatey Waqtigii Loogu Tala Galay Waxaana Ciyaarta Ay Ku Soo Idlaatey 2-0 (Labo Iyo Eber) Waxaana Sidaasi Guusha Ay Ku Racdey Koxda FC Sh.Arashow

Waxaana Sidaasi Ku Soobaxey Afar Kooxood Oo Kala Ah AMaana , Sh.Asharow ,BBG Iyo FC Baidoa Waxaa La Bilabey Wareegii Labaad Waxaana Lagu Daahfurey Kooxaha BBG Iyo Baidoa oo Fanial-ka Isla Soo Aadey Ciyaarta Oo Aad U Adkeyd Ayaa Waxaa La Isla Gaarey Goal Kulaad Oo Markii Danbe Ay Guusha Ku Racdey Koxda FC Baidoa Waxay Ku Dhamaatey 5-3 (Shan Iyo Sadax )

Waxaana Sidaasi Ku Hartey oo Tartanka Uga hartey Koxda BBG Intaasi Wixii Ka danbeeyey Waxaa Bilowdey Kulamo Adag Taa Oo Laga Dareemayey Taageerayaasha faraha Badan Ee garoonka Imaanayey

Kulankii Kaa Ka Adkaa Waxaa Wada Ciyaarey Kooxaha Xifaatanka Adag ka Dhaxeeya Ee Amaana Iyo Sh,Asharow Waxaana Ciyaarta Oo Aad U Adkeyd Ay Ku Soo Idlaatey 1-1 Waxaana La Isla Gaarey Goal Kulaad Waxaana Ugu Danbeyn Guusha Ay Racdey Koxda Sh,Asharow Koxdii Kale Ee Amaana Ayaana Ka Hartey Tartanka Tarbuuna U Raacdey Kooxihii Kale Ee Ka Horeeyey

Kulankii Xigey Oo Ka Sii Adkaa Kii Hore Ayaa hdana Dib U Bilowdey Way Ciyaartu U Dhaxeysey Kooxaha Sh.Asharow Iyo Baidoa Oo Labaduba Koobka Difaacanayey Lkn Ciyaarta Oo Ku Bilaabatey Weerar Iyo Weerar Celin Ayaa Waxaa Wereegii Horeba Sh,Asharow Laga Dhaliyey 2-1 Ka Dib Waxaa Ciyaartu Ay Noqotey Mid Sii Adkaatey waqtigii Loogu Talagaley Markii Lagaarey Ciyaartu Waxay Aheyd 4-1 (Afar Iyo Hal ) Sidaa ayeyna Guusha Ku Racdey Koxdii Wadatey Magaca degmada Ee Baidoa Koobkana Ay Ku Qaadey

Ciyaaraha Oo Ahaa Kuwa Xiiso Badan Ayaa Waxaa Taaba Galinayey hay,adaha DAL-BILE Iyo IOM Waxayna Bixiyeen Qarashka Ku baxayey Ciyaaraha Deegmada Baydhabo Ka Socdey

https://www.youtube.com/watch?v=-6KEYgTWJ2A

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here