Dhageyso:- Xubnaha adeegyada Garsoorka dowlada Konfur Galbeed oo ladhaariyey

0
95

Maxkamada sare Ee dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Ayaa Waxaa Ay Maanta Dhaarisey Gidoga Adeega Garsoorka Gobolka Baay Kaasi Oo Ka Howlgali doono degmooyinka Gobolka Baay Ee Dowlada KG soomaaliya

Gudoomiyaha Maxkamada sare Ee dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Sheekh Ahmed Cabdulaahi Fanax Ayaa Sheegy In Loo Baahan Yahay In Gudogaan Ay Bulshada Ugu Adeegaan Si Waafaqsan Cadaalada

Wuxuuna Dhanka Kale Uu Bulshada Ugu Baaqey In Ay La Shaqeeyaan Gudiga Cusub Ee Adeega Garsoorka Gobolka Baay .

Halkaam Ka dhageyso.

By:- Mohamed Adam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here