Dhageyso:Dowlad KG Oo Dhalinyarada Ugu Baaqdey In Ay Ka Shaqeyaan Amaanka

0
105

Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ayaa Waxey Wadaa Sidii Ay Ku Nabadeen Laheed Guud Ahaan Goboladaan Koonfur Galbeed Iyadoo Dagaal Lagula Jiro Kooxda Maleeshiyada Al Shabaab Oo Dhibaato Kala Duwan Uu Ku Haayo Bulshada Ku Nool Degaanadaan Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Wasiirka wasaarada Aminga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Xasan Xuseen Maxamed Elaay Oo Ka Hadlaayey Amaanka Guur Ee Koonfur Galbeed Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Ciidamada Kala Duwan Ee Kusugan Koonfur Galbeed Ay Wadaan Sidii Degaanadaan Looga Saari Lahaa Kooxda Maleeshiyada Al Shabaab.

Sidoo kale Wasiirka Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Amaanka Gobolada koonfur Galbeed Ay Yihiin Kuwo Lisku Aheen Karo Madaama sugiga Amaanka Ay Wadaan Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed ciidanka Booliska Koonfur Galeed Iyo Kuwa Amison.

Ugu Dambeentii Wasiirka Wasaarada Aminga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya Ayaa Waxaa Uu Lahadley Dhalinyarada Ku Nool Goboladaan Koonfur Galbeed In Ay La Shaqeyaan Ciidamada Laamaha Aminga Si Iyaga Iyo Dhalinyarada Kale Ee Kuxiga Ay Ugu Noladaan Amaan.

W/Q/Wariye;Siidcali Muuse Maxamed (Ateera)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here