Gadoomiyaha Xafada Horseed Isack Nor Mohamed Aya ka warbixiyey Hormarada Xafada ay gaartey tan iyo intii la magacaabey
waxana uu ka sheekeyey in ay Amaanka xooga Saareen
Gadoomiyaha Xafada Darul-Salaam Madkeer Mo’alin Aadan aya asna ka warbixiyey Jid Dhismihiisa hada kka socdo
xaafada kaas oo muhiim u ah isku socodka Bulshada
waxa wareysteyAbdikarim Mohamed Nor(Absa)
