Dhageyso:Maamulka Degmada Berdaale Oo Kahadley Howlgalo Qursheysan Laga Fuliyey Degaano Katirsan Degmadaasi

0
80

Gudoomiyaha Degmada Berdaale Ee Gobolka Baay Weedow Cali Xasan Xili Uu Waresyi Gaar Ah Uu Sinaayey Ayaa Waxaa Uu Kahadley Amaanka Guud Ee Degmadaasi Iyo Degaanada Ay Hoos Yimadaan Asigoo Sheegey In Ay Yihiin Ku Amaankooda Ay Sugayaan Ciidamada Dowlada Faderaalka Soomaliya Ciidanka Boolisdka Gaar Ah Ee Koonfur Galbeed Soomaaliya Iyo Ciidamada Midowga Afirka Amison Kuwo Wooda Itoobiya,

Sidoo Kale Gudoomiyaha Degmada Berdaale Ayaa Waxaa uu Sheegey In Ciidamada Kusugan Degmada Berdaale Ay Wadaan Dadaalo Ku Aadan Sidii Ay Ku Xoojin Lahayeen Howlgalada Ay Ka Socdaal Degaanada Katirsan Degmada Bredaale Oo Wali Uu Ku Sheegey Gudoomiyaha In Degaanada Qaar Ay Ku Dhuumaleysanayaa Kooxda Maleshiyada Al Shabaab.

Weedow Cali Xasan Gudoomiyaha Degmada Berdaale Ee Gobolka Baay Dhanka Kale Waxaa Uu Kahadley In Shacabka Ku Nool Degmada Berdaale Iyo Degaanada Ku harereysan In Ay U Diir Garoween Doorasshada Lagu Wado In Ay Ka Dhacdo Degmadaasi Kaasi Oo Lagu Soo Dooran Doono Maamulka Cusub Ee Degmadaasi.

Gudoomiyaha Ayaa Sheegey In Inta Laga Gaaraayo Doorashadaasi Ciidamadu Ay Sii Wadi Donaan Nabadeenta Degmada Berdaale Iyo Degaanada KaleĀ  Ee Katirsan Degmadaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here