Dhageyso:Maamulka Degmada Buur Oo Ku Baaqey In Laga Shaqeeyo Amaanka Degmadaasi

0
50

Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed Iyo Ciidanka Booliska Gaarka Ah Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Ayaa Maalmahaani Waxey Holwgalo Ay Kawadeen Degaano Katirsan Degmada Buur Hakaba Gobolka Baay Iyadoo Howlgaladaasi Lagu Xaqiijinaayey Amaanka Deganadaasi.

Howlagaladaani Ayaa Intooda Badan Waxaa Laga Fuliyey Inta U Dhaxeysa Degmada Baydhabo Iyo Degmada Buur Hakaba Madaamada Wadadaasi Dheer Ee Labada Degmo U Dhaxeysa Si Dhuumaleysi Ah Ay Ku Jogaan Koox Katirsan Maleeshiyada Al Shabaab.

Gudoomiye Kuxigeenka Degmada Buur Hakaba Maxamed Xasan Siidow Oo Lahadlaayey Idaacada Koonfur Galbeed Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Howlgaladaasi Laga Gaarey Guulo Lagu Faani Karo.

Sidoo Kale Maxamed Xasan Gudoomiye Kuxigeenka Degmada Buur Hakaba Ayaa Shaagey In Intii Ay Wadeen Howlgaladaasi Lagu Dagaalamaayey Kooxda Nabad Diidka Al Shabaab Lagu Diley Labo Askar Oo Katirsan Koxda Al Shabaab Walina Ay Socon Donaan Intii Koxda Al Shabaab Laga Saari Doono Degaanada Katirsan Degmada Buur Haklaba Ee Gobolka baay.

W/Q/Wariye:Siidcali Muuse Maxamed (Ateera)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here