Dhegeyso:- Barakacyaasha Ku nool kaamamka ku yaala magaalada baydhabo oo ka cabanaya xaalad nolol xumo ah

0
110

Baydhabo (RKGS) Kaaamka banaadir waxaa uu kamid yahy kaamamka ku yaala gudax magaalada baydhabo waxana uu yahy kaam cusub oo ku jiraa dad farabadan oo abaartu soo saameysey kuwaasi oo kuwaasi oo ka soo xayaamey deegaano dhowr ah oo ka wada tirsan kgs

Hadaba kaamkaasi waxaa ka jirtaa xld bani aadanimo waxaana rkgs noga soo booqadey qaar kamid ah dadka barkac yaasha ah waxaa ayna dhamaantooda ka hadleyaan xlda ay hada ay ku noolyihiin

Waa kuwan ayagoo ka hadleya

Hadalkan barakacyaasha ayaa kusoo beegmeyaa xili gudiga abaaraha dowlada konfur galbeed ay wadaan dadaalo loo gu gar gaaraayo dadkani oo ku nool kaamamka si kastaba ha ahaatee Barkacyaashani oo soo buxdhaafiyey kaamamkan ku yaalada magaalada baydhabo ayaa ah kuwo inta badan aysan haysanin cuno iyo biyo ay ku noolaadaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here