Dhegeyso:- Maamulka Iskuulka Hoose, Dhexe iyo Sare ee Al-Qalam oo sheegey inay tabarucaad u sameyn doonaan dadka Abaaruhu saameeyeen.

0
98

Baydhabo (RKGS) Dad badan oo abaarta Soosaameysey Ayaa Ku Jira Kaamamka Ku Yaala Magaalada baydhabo

Waxaa Dadkaasi Gaar Gaar kala duwan Gaarsiinaya Uraro dhalanyaro , Hay,ado ,Ganacsato Iyo Dad Qurba Joog Ah Oo Deegaanadaan Ka Soojeeda

Waxaana Bulshada Ay Bilaabeen Caawinta Iyo samata Bixinta Walaalaha Abaartu ay soosaameysey

Iskuulada Baydhabo ku Yaala qaar ka Mid Ah ayaa haatan Maamulkooda Iyo ardeydaba Bilaabey In Ay Lacago Loogu Gar Gaarayo dadkaasi Iska Aruriyaan

iskuulka hoose/dhexe sare ee alqalam ayaa Isna Maanta Bilaabey Olale deeq loogu Aruurinayo dadka danta Yer Abaartuna Ay soosaameysey

Maamulaha iskuula Alqalam  xasan aadan cali ayaa Iiga  warbixey xaalada dadka ay abaartu saameysey wuxuuna sidoo kale sheegey in ay go,aan ku gaareen u gar gaarida dadka barakacyaasha ah

xasan aadan cali  maamulaha iskuulka alqalam ayaa waalidiinta ardada iyo dhamaan dadka qeybihiisa kale ugu baaqey in ay ogolaadaan u gargaarida dadkani isagoona maamulka ka codsadey in ay arintaan ka caawiyaan

Bulshada Baydhabo ayaa si Aad Ah uga Qeybqaadanaya Caawinta dadka Walalaha ah ee Ay Abaartu sanadkaan Soosaameysey

Weriye Abdirahman Yusuf Hassan (Timajilac)

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here