Dhegeyso:-masuuliyiin ka tirsan Dowladda Koonfur Galbeed oo booqasho ku tagey Deegaanka Masuubiyo ee duleedka Magaalada Baydhabo.

0
89

Baydhabo (Ogaaw) Masuuliyiintan Uu Hogaaminayay Waziirka Hubka Dhigista Dhaqan Celinta Iyo Tababrada Maleeshiyaadka Dowladda Koonfur Galbeed Xasan Xuseen Maxamed Eelay Ee Maanta Booqashada Ku Tagay Deegaano Dhowr Ah Oo Ay Kamid Tahay Deegaanka Masuubiyo Ee Duleedka Baydhabo Ayaa U Jeedkooda Booqashada Waxaa Uu Ahaa Biyo Dhaamin Loo Sameynaayay Dadka Ku Dhaqan Deegaanadaasi.

Waziiir Xasan Eelay Oo Aan Khadka Telophone-ka Aan Kula Xiriirnay Ayaa Waxaa Uu Inoo Sheegay In Muhiimadda Ay U Gaareen Deegaano Dhowr Ah Ay Ahayd U Kuur Gelidda Xaaladda Beni,aadinimo Iyo Sidii Biyo Dhaamin Loogu Sameyn Lahaa Dadkaasi, Asagoona Waziirka Uu Xusey In Ciidamada Booliiska Gaarka Dowladda Koonfur Galbeed Mudooyinkan Dambe Ay Wadeen Biyo Dhaamin Ay U Sameynayeen Dadka Ay Abaaruhu Saameyeen.

Weriye Bishaar Bashka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here