Doorashooyinka Aqalka hoose ee Galmudug oo Maanta ka billoowday Magaalada Cadaado

0
95

-Waxaa Maanta ka billaabatay Magaalada Cadaado ee xarunta ku meel gaarka ah ee maamul Goboleedka Galmudug doorashada Aqalka hoose.

Kursigii ugu horreeyay ayaa waxaa kusoo baxay Xildhibaan C/wali Maxamed Qanyare Afrax,oo helay 48 isagoo ka guuleystay Murashixii la tartamyay Bashiir Cali Caddoow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here