Faah faahin ka soo baxaysa qarax ka dhacay Xamarweyne”sawiro”

0
98

Laba askari ayaa geeriyootay laba kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax saakay lala beegsaday bar ay ciidamada booliska ku lahaayeen degmada X/weyne  ee gobolka Banaadir

Afayeenka gobolka banaadir C/fitaax Cumar xalane oo la hadlay wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa sheegay in waxyaabaha qarxa la sii galiyey bartaasi ay ciidamada booliska ku lahaayeen degmadaasi .

Ciidamda Booliska ayaa baaritaano ka sameeyey halkaasi, waxaana la filayaa in war rasmi ah uu Taliska Booliska ka soo saaro dhacdadaasi.

qq qqqqq qqqqqq

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here