Guddiga Doorashada oo bilaabay Shahaado siinta Xildhibaanada cusub

0
92

uddiga Doorashooyinka dalka ayaa bilaabay Shihaado siinta Xildhibaanada cusub ee kusoo baxay doorashadii ka dhacday dalka .

Warqad ka soo baxday Guddiga Doorashooyinka Dadban ayaa loogu yeeray Xildhibaanada cusub inay yimaadaan Xarunta Villa Hargeysa, si ay halkaasi ugu qaataan Shahaadooyinka Aqoonsiyada ah ee Xildhibaanimadooda muujinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here