horiyaalka kubada cagta zero A ayaa malinta beri ka furmayo garoonka kubada cagta magaalada baydhabo

0
87

waxaa magaalada baydhabo kasocday koob ay ku tartamaayeen 16 kooxood kuwaas oo loo kala qaaday zero A iyo zero B

waxaa malinta beri 07 2 2017 ka furmaya dr ayoub stadium magaalada baydhabo koobka zero A kuwaas oo kasoo gudbay zeroB

kooxaha ayaa kala ah

amaana

suuqa xoolaha

howl wadaag

BBG

isha

baidoa

horseed

sh.casharow

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here