Ingiriirka oo Sanadka cusub bilaabaya ka bixitaanka Midowga Yurub

0
85

Gabadha Rai’sul wasaaraha ka ah dalka Ingiriiska Tiriza May ayaa bilawday wada hadal ku saabsan sidii Ingiriisku uga bixi lahaa Midawga Yurub bisha muddo Laba Sano gudahooda laga bilaabo bisha Febrayo ee Sanadka cusub.

Todobaadkii la soo dhaafay waxa ay magaalada London kula kulantay Madaxweynaha Golaha Midowga Yurub Donald Tusk,waxayna u sheegtay in Xukuumadeda ay bilaabi doonto ka bixi doonto isbaheysiga Yurub Sanadka 2017 ka bilawgiisa.

R/wasaare Tiriza May, waxay sheegtay in hawsha ka bixitaanka rasmiga ah dalkeeda ee  Midowga Yurub ay socon doonto muddo laba Sano ah ayna jiri doonan shuruudo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here