Isku Shaandheynta Golaha Waziirda KGs

0
96

Sacadaha So socda waxa la filaya in Madaxweynaha  Mamulka Konfur Galbed Somalia Mudane Shariif Xasan Sheikh Aadan uu isku shaandheyn ku sameeyo Golaha Waziirada Maamulka oo Mudo Labo sano in ka badan Ay shaqeynaayeen.

Wariyayaasheena ku sugan Madaxtooyada aya Sheegaya in Mardhow la filo in ay so gaaraan Waziirada Cusub ee Iyo Kuwii Hore iyo sidoo kale kuwa la filayo in isku shaandheyn lagu sameeyo oo Wazaaradihii Hore Laga Badalaayo Wazaarado cusubna Loo Magacaabo

Manta oo Axad ah ayana Lagu dhawaaqaya Golo Waziiro cusub iyo Kuwo Hore

Cumar Mustafa Nor,Bishaar Xasan Mohamed,Abdinasir Musharraf,SiidAli Muuse Mohamed Ateera iyo  oo dhaman ka tirsan Radio Konfur Galbeed aya hada si toos ah ugu sugan Madaxtooyada Wixii Warar ahna halkan ayn idinku so Gudbin Doonaa

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here