Kullan lagu taagyeerayo Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Oo Maanta Ka Dhacey Magaalada Baydhabo

0
79

Kullan Balaaran oo ay isugu yimaadeen Waxgarad , Siyaasiyiin iyo Haweenka Magaalada Baydhabo isla markaana lagu taagyeeraayo Shirka Madasha ,sidoo kalena Haweenka ay ku dalbanayeen in laga dhabeeyo Saamigooda 30% ayaa Maanta  ka dhacey Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay.

Kullanka waxa ka qiib galey Madaxa hay’ada CRD Ee Gobolada Koonfur Galbeed Soomaaliya C/laahi Xaaji Xasanow Manuur, iyagoona sheegey inay taagyeerayaan Qodobada ka soo baxa shirka, isla markaaana waxay codsadeen in meel lagu sheego Saamiga Haweenka Soomaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here