Labo qarax oo magaalada Muqdisho ka dhacay

0
93

Ugu yaraan afar ruux ayaa ku dhimataay dad kale oo badan ayaana ku dhaawacmay labo qarax oo gawaari loo adeegsaday oo ka dhacay magaalada Muqdisho sida ay goobjoogeyaaal sheegeen.

Mid ka mid ah labada qarax ayaa lagu bartilmaameedsaday bar kontorool oo u dhaw saldhigga AMISOM ee Xalane.

Qaraxa labaad ayaa isna ka dhacay bannaanka huteelka Peace Hotel oo sanadkii 2016 martigaliyay shirkii madaxda Urur Goboleedka IGAD.

Wixii ka soo kordha warkan halkan iyo Idaacadaheenna ayaad kaga bogan doontaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here