Maamulka Gobolka Banaadir oo ka hadlay amniga Muqdisho

0
128

Baladweyne (Daljirnews) Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa ka hadlay amniga gobolka Banaadir.

Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa sheegay in amniga magaalada Muqdisho uu wanaagsanyahay inkastoo ay jiraan qaraxyo marar qaar ka dhaca magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in Weerarad Al-shabaab ay fududeyso militariga hubeysan ee dhex jooga magaalada, kuwaasoo aan inta badan lagu sameyn baaritaan.

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay muhiim tahay si loo sugo amniga Muqdisho in ciidanka Milatariga Soomaaliya laga saaro Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here