Maamulka Jubbaland oo ku biiray maamul goboleedyada ka hor yimid go’aankii dowladda

0
149

Maamul goboleedka Jubbaland ayaa ku biiray maamul gobolleedyada dalka qaarkood ee ka hor yimid go’aankii dowladda Soomaaliya ee habraaca doorashooyinka dowlad gobolleedyada,War Saxaafadeed ka soo baxay Maamulka Jubba ayaa lagu sheegay in  qoraalkaas uusan waafaqsanayn dastuurka sidaa awgeedna ay xaq u leedahay  maamulka Jubba inuu qabto doorasho xor ah.

Halkan ka aqriso qoraalka ka soo baxay Maamulka Jubbaland :

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here