Maamulka Radio Koonfur Galbeed Oo Bisha Ramadaan Awgeed Hambalyo U Diray Shacabka KGS

0
83

Maamulka Radio koonfur galbeed soomaaliya ayaa waxaa uu guud ahaan  ummadda muslimiinta ah ee ku nool dunida gaar ahaan umadda soomaaliyeed ugu hambalyaynayaa bisha barakaysan ee Ramadaan, oo maanta ay kow tahay.

Maamulka  waxay sidoo kale ummadda muslimiinta ah u rajaynayay  in bishan ilaahay inooga dhigo mid aynu ku dhamaysano nabadgalyo, cibaado suuban , iyo cimri dheer.

Agaasimaha radio koonfur galbeed Cumar Mustafa oo ku hadlaayay afka dhamaan howl-wadeenada ayaa sidoo kale wuxuu farxad ku tilmaamay in aanu hambalyada la wadaagno umadda muslimka ee ku nool dunida gaar ahaan umadda soomaaliyeed.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here