Madaxaweynaha DKGS iyo Gudomiye Jawarey oo Booqdey Terminalka Cusub Ee Baydhabo .

0
140

Baydhabo (RKGS) .Madaxaweyne Shariif Xasan Iyo Gudoomiyaha Baarlamanka jamhuuriyada Federalka Somaliya Pr. maxamed Shekh Jawarey  Ayaa Maanta Waxay Booqden  Terminalka Cusub ee Laga Hergaliyey Airportka  SHATI GADUUD INTERNATIONAL AIRPORT ee  Magalada baydhabo .

Labadan Masuul Ayaa waxay Siwada Jir Ah Ay ushegeen in Arintani Ay Tahay Hormar Muhiim Ah Islamarkana Loobahanyahay In Lasii Hormariyo

Magalada baydhabo Ayaa Mudo Sedex maalin Ah Waxay Marti galindoontaa Shirka Madasha Wada Tashiga Qaran oo Maanta Galinka Danbe Lagu Wado In Si Rasmi Ah uu Ufuro madaxaweynaha Jamhuuriyada Somaliya Xasan Shekh maxamuud .

13450189_1124154320977117_3273178109538602636_n

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

13501966_1124154234310459_7726584097020258201_n

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here