DJAGEYSO:-Madaxaweynaha Dowlada Konfur Galbed Somaliya mudane  Shariif Xasan Sheekh Aadan Oo Bogaadiyey Ciidamada Koonfur Glabeed

0
87

Sharifka  Xasan oo Hadalo Dhinacayo Badan taabanaya Kajeediyey munasabada Xuska Sanadguurada Labaad Ee Kasoo waregatey Markii Dhibada Loo Taagey Maamulka Koonfur galbeed Ayaa  Amaan iyo Bogaadin Udirey Ciidamada Xoga Dalka Kuwa KGs Iyo  Kuwa  Amisom Ee Cawinaya Ciimada Somaliyeed  ,

Madaxaweyne Sharif Xasan  oo  Munasabadaa Kajediyey Hadalo Dhinacayo Badan taabanaya Ayaa Xusey In Maamulka Koonfur galbeed uu Gaarey 2badii sano Ee Lasoo Dhafey hor maro Dhinacayo badan taabanaya Sida  Dhismaha wadoyinka , Xarumaha Wax badrashada  Caafimadka Iyo  Xarumo farabadan oo Ay kushaqeyaan wasaradaha maamulka KGs , Wuxuuna Madaxaweynuhu Hoosta Kaxariiqey in ay Gacanta kuhayaan Mashaariicyo farabadan  oo Ay kamidka yihiin Dhismaha  Airporka  Iyo Dekeda  Magalada Baraawe ee  Ah Caasimada maamulka KGs  .

Faafaahin Cumar Mustafa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here