Madaxwayne K/xigeenka Puntland oo ku baaqay in laga qayb qaato taakulaynta Dadka abaartu saamaysay+Sawirro

0
92

Kulankaan waxaa ka soo qaybgalay Madaxwayne ku xigeenka Puntland ,Guddoomiyaha Baarlamaanka ,Golalaayahsa kala duwan ee Dowlada ,Hay’ado Caalami ah iyo qaybo ka mid ah ururada Bulshada Rayidka ah ujadaduna ahayd sidii siwada jira h loogu Gurman lahaa dadka la tabaalaysan abaarta baahsan eek u dhufatay inta badan Puntland .

Guddoomiyaha Golaha wakiilada Puntladn Axmed Cali Xaashi ayaa ugu Horaynba shirka ka hadlay ayaa sheegay in xaalada abaareed ee jirtaa adagtay loona baahan yahay Gurmad dagdag ah oo aan waqti qaadan.

Wasiirak Arimah gudaha Puntland Dowlada Hose iyo Horumarinat Puntland Axmed Cismaan Cilmi Karash ayaa dhaliilay waxqabadka Hay’adaha iyo ururada Caalamiga ah ee ka howl gala Puntland ,waxayna soo ban dhigtay wasaradiisu sahan ay ku sameeyeen Gobalada Puntland ee inta ay le egtaahay xaalada abaareed .

Madaxwayne Ku-xigeenka Puntland C/xakin C/laahi Cumar ayaa Bulshada soomaaliyed iyo reer Puntlandba ugu baaqay in laga qayb qaato taakulaynta dadka abaartu samaysay ayna ka mid atahy xiliyada ay sadaqadu ugu wanagsantaahy.

Waxaa lag soo dayrinayaa xaalada abaareed ee inta badan Gobalada Dalka  ka jirta ayna ugu Horayso Biyo yaraan Baahsan .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here