Madaxweynaha Dowlada Konfur Galbeed Oo Baydhabo Dib Ugu Soo Laabtey Baydhabo

0
90

Madaxweynaha Dowlada KG Soomaaliya Mudane Shriif Hasan Sheekh Aadn Oo Maanta Dib Ugu Soo Laabtey Magaalada Baydhbo  Ayaa Waxaa Garoonka Diyaaradaha Ku Soo dhoweeyey Masuuliyiin Ka Tirsan dowlada KG Maamulka Gobolka Iyo Kan degmada Baydhabo

Intaa Ka Dib Madaxweyanaha Ayaa Waxaa Uu La Hadlay Bahda Wardoonka Waxaa Uuna Faafaahin Ka Bixiyey safarkii Uu Muqdisho Ugu Maqnaa Iyo Kulamo Uu La Soo Qaatey Madaxda sare Ee Dowlada Dhexe

Madaxweyanah Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Inuu Kulamo Uu La Soo Qaatey Masuuliyiinka KA Tirsan Dowlada Dhexe Iyo safiirada Soomaaliya U Fadhiya Wadama Caalamka

Madaxweyane Shariif Hassan Sheekh Aadan Ayaa Waxaa Uu Sidoo Kale Ka Hadlay 11 Iyo Baabuur OO Dowlada Imaaraadka Ay dowlada KG Soomaaliya Ku Wareejisey Kuwaasi Oo Iskugu Jira Gawaariga Gurmadka Deg Dega Ah Ee Ambaseka Lo Yaqaano Baaruurta Dagaalka Iyo Baabuurta Raaxada Oo Ay Ku Jiraan Kuwa Aan Xabada Karin Iyo Booyad

Wuxuuna Sheegey In Aysan Aheyn Deeqtii Ugu Horeysey Ee Baabuur Ee Dowlada Emaradka Ay Soo Garsiiso Dowlada KG Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here