Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya OO Baraawe Gaarey

0
95

Waxaa Maanta lagu wadaa in Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed uu xariga ka jaro Madaxtooyada maamulka Koonfur Galbeed iyo sidoo kale Garoonka diyaaradaha ee magaalada Baraawe ee Caasimada maamulka Koonfur Galbeed.

Magaalada Baraawe ayaa ah Caasimada maamulka Koonfur Galbeed waxaana hada uu maamul Koonfur Galbeed Si KMG ah ugu shaqeeya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Magaalada Baraawe ayaa sanadyadii la soo dhaafay waxaa ka socday dhismaha garoonka diyaaradaha iyo Sidoo Dhismaha xarunta Madaxtooyada maamulka Koonfur Galbeed.

Maanta waxaa lagu wadaa in Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan uu xariga ka jaro xarunta Madaxtooyada iyo sidoo kale Garoonka Diyaaradaha.

Magaalada Baraawe ayaa lagu wadaa in ay noqoto halka uu sida Rasmiga ah ugu shaqeyn doono maamulka Koonfur Galbeed.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here