Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Digreeto Kasoo Saarey Dhulalka La,isku Haysto Ee Deegaanada KG.

0
81

Baydhabo (RKGS) Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Oo Digreeto Kasoo Saarey Dhulalka La,isku Haysto Ee Deegaanada Kg Kuna Amray In La Joojiyo Muranka Dhanka Dhulalka Ah .

Wareegtada Kasoo Baxday Madaxweyne Shariif Xasan Ayaa Waxaa Saxaafadda U Akhriyay Waziirka Wazaaradda Warfaafinta Iyo Wacyi Gelinta Bulshada Ee Dowladda Koofur Galbeed Mudane Ugaas Xasan Cabdi Maxamed Asagoona Sido Kale Sheegay In Muddo Sagaashan Maalmood Ah Kadib Dacwadahaasi Loo Furi Doono Maxkamadda.

Halkan Hoose Ka Dhageyso:-

13872824_280548098978703_9102618730073236347_n

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here