Madaxweynaha KGS Oo Si Weyn Looga Soo Dhaweeyey Magaalada Baydhabo+Sawiro

0
95

Baydhabo (RKGS) Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aaden iyo Wefdi uu Hogaaminayo Ayaa maanta Soo gaarey Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay, halkaas si weyn ay ugu soo dhaweeyeen Wasriiro, Odayaasha Dhaqanka iyo Xildhibaano ka Tirsan Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aaden Ayaa Dhawaan waxa uu Gaarey Dalka Sacuudi Carbiya halkaasoo uu u tagey Cimro, isagoona intii uu halkaa joogey la kulmey Jaaliyada Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Ganacsato u dhashey Dalkaas kuwaasoo kala soo hadley sidii maalgashiyo ugu sameyn lahayeen Degaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Ugu dambeyntii Safaradda Madaxweyne Shariif Xasan ayaa badan, waxaana dadka siyaasadda Falanqeeya ay sheegeen in uusan wax Muuqda ka qabadan Xaaladaha Amaanka, Dhaqaallaha, Hanaanka Maaliyada Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo dhibaatooyinka ka taagan Gobolka Shabellaha Hoose.

13690762_720508078087043_7089885086863120668_n 13715993_720506991420485_7735737608729316133_n 13731713_720507144753803_2899344061753696386_n 13754450_720507048087146_2963700761272097942_n 13754599_720507028087148_6154940667966442270_n 13770502_720507108087140_7004171454611937233_n 13775528_720508134753704_2895858221282475066_n 13775957_720507094753808_6606422293978987317_n

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here