MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO AYAA SOO GAARAY MAGAALADA BAYDHABO

0
97

-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay.Waxaa Wafdiga Madaxweynaha ka mid ah Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya kuwaas oo Madaxweynaha Socdaalkiisa ku wehlinaya U jeedka Socdaalka ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha uu u kuur  galayo qaabka ay u socdaan howlaha Soo xulista Baarlamaanka , waxaana Maamulka Koofur Galbeed la sheegaa in uu yahay meesha Xildhibaanada ugu badan ee Baarlamaanka ka imaanayaan.

Faafaahin Kala soco Halkaan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here